Blog

Sida qoraallada farta kala duwan loogu qoro iyadoo la isticmaalayo HTML

October 25, 2018 at 11:58 pm 0 Faallo

Casharkii Hore waxaan ku fiirinay sida loo qurxin karo qoraalka farta iyadoo la adeegsanayo “Style” tagga. Waxaan casharkan ku baraneynaa sida qoraalo kala loogu qori karo iyadoo la isticmaalayo HTML. Qoraalada farta kala duwan oo aan  ku qori karno HTML waxaa ka mid ku hoos ku qoran: Tusaale  sida looRead More

Sida loo isticmaalo HTML table

Sida loo isticmaalo HTML table

July 12, 2018 at 5:28 am 0 Faallo

HTML table waxaa loo abuuraa iyadoo la isticmaalayo tagga ah <table>, ka dibna waxaa ku xiga sameynta safafka tableka waxaa la isticmaala HTML tagga ah <tr> Html tablada waxay  kaloo leeyihiin tag loo isticmaalo cinwaanda oo loo qoro  <th> tag.  Cinwaanda tablada waa kuwa muuqaalkooda far waaweyn ku qoran, sidoo kalena ku qoran dhexda.Read More

Qurxinta Farta ama qoraalka HTML

Qurxinta Farta ama qoraalka HTML

July 6, 2018 at 1:10 am 0 Faallo

Qurxinta qoraalka HTML waxaa loo isticmaalaa in lagu qurxiyo qoraalka cutubyada ama Baragaraafyada iyo cinwaanada. Qurxintaas waxaa lagu sameeyaa iyadoo la isticmaalayo tagga magaciisa la yiraahdo style attribute sida loo iscmaalaa waa sidan soo socota:

Ereyga  taganame waa shayga aynu dooneyno inaan  qurxino sida cinwaanada <h1> ama Baragraafyada <p>,Read More

Isticmaalka iyo qurxinta Cutubyada HTML (Paragraph)

Isticmaalka iyo qurxinta Cutubyada HTML (Paragraph)

June 29, 2018 at 1:00 am 0 Faallo

    Cutubyada ama Paragrafyada HTML waxaa loo adeegsadaa in lagu aruuriyo qeybaha kala duwaan ee qoraalada lagu qoro Bogaga Internetka. Marka la doonayo in la abuuro cutub ama Paragraf cusub waxaa lagu bilaabayaa astaanta HTML ee ah <p>, waxaana lagu soo xirayaa astaanta HTML ee ah </p>. Astaantan waxay qoraalkaRead More

Isticmaalka TAGGAGA HTML

Isticmaalka TAGGAGA HTML

June 19, 2018 at 6:19 am 0 Faallo

Htmlku wuxuu lee yahay taagag fara badan oo loo isticmaalo siyaalo kala duwan. Waxaan hoos ku qeexeynaa qaar ka mid ah taagagaas iyo side loo isticamaalo: Qoritaanka tagga xiriirinta HTML (html links) Tagga Xiriirinta HTML waxaa loo qeexaa iyadoo la isticmaalayo  tagga <a>,  Tusaale 1:

Isticmaalka SAWIRADDA HTML (IMAGES) SawiradaRead More

Waa maxay HTML

Waa maxay HTML

May 6, 2013 at 8:49 am 0 Faallo

Waa maxay HTML ? HTML waa luqad loo yaqaan “Markup” oo loo isticmaalo in lagu dhiso Bogaga internetka and Websityada HTML waxay u taagan tahay “Hyper Text Markup Language” Luqada HTML waxay qeexdaa qaabka loo dhiso websityada Astaamaha HTML asaaska salka ah ee lagu dhiso websityada Astaamaha HTML waxaa uRead More

Isticmaalka HTML tags

Isticmaalka HTML tags

April 7, 2013 at 10:23 am 0 Faallo

    Astaamaha HTML (Tags) HTML tags waa astaamo ay ku wareegsan yihiin barakatyo uu eg sida sedex xagalka (“<” ama “>”): Tagaga HTMLka waxay u yimaadaan labo labo sida <p>and </p> Taga ugu horeeya waa bilowga sida <p>, taga labaad waa kan xiritaanka sida </p> Taga xiritaanka wuxuu uRead More

US and North Korea to hold nuclear talks in Beijing

US and North Korea to hold nuclear talks in Beijing

March 29, 2013 at 10:31 am 0 Faallo

This is some dummy copy. You’re not really supposed to read this dummy copy, it is just a place holder for people who need some type to visualize what the actual copy might look like if it were real content. If you want to read, I might suggest a goodRead More

60 Minutes in a Skateboarder´s Life

60 Minutes in a Skateboarder´s Life

April 6, 2011 at 8:57 pm 0 Faallo

 This is some dummy copy. You’re not really supposed to read this dummy copy, it is just a place holder for people who need some type to visualize what the actual copy might look like if it were real content. If you want to read, I might suggest aRead More