Keydka Maqaalada July, 2018

Sida loo isticmaalo HTML table

July 12, 2018 at 5:28 am 0 Faallo

HTML table waxaa loo abuuraa iyadoo la isticmaalayo tagga ah <table>, ka dibna waxaa ku xiga sameynta safafka tableka waxaa la isticmaala HTML tagga ah <tr>   Html tablada waxay  kaloo leeyihiin tag loo isticmaalo cinwaanda oo loo qoro  <th> tag.  Cinwaanda tablada waa kuwa muuqaalkooda far waaweyn ku qoran, sidoo kalena ku qoranRead More

Qurxinta Farta ama qoraalka HTML

Qurxinta Farta ama qoraalka HTML

July 6, 2018 at 1:10 am 0 Faallo

Qurxinta qoraalka HTML waxaa loo isticmaalaa in lagu qurxiyo qoraalka cutubyada ama Baragaraafyada iyo cinwaanada. Qurxintaas waxaa lagu sameeyaa iyadoo la isticmaalayo tagga magaciisa la yiraahdo style attribute sida loo iscmaalaa waa sidan soo socota:

Ereyga  taganame waa shayga aynu dooneyno inaan  qurxino sida cinwaanada <h1> ama Baragraafyada <p>,Read More