Isticmaalka iyo qurxinta Cutubyada HTML (Paragraph)

 

 

Cutubyada ama Paragrafyada HTML waxaa loo adeegsadaa in lagu aruuriyo qeybaha kala duwaan ee qoraalada lagu qoro Bogaga Internetka. Marka la doonayo in la abuuro cutub ama Paragraf cusub waxaa lagu bilaabayaa astaanta HTML ee ah <p>, waxaana lagu soo xirayaa astaanta HTML ee ah </p>. Astaantan waxay qoraalka ka dhigeysaa mid aan kala go’neyn xitaa hadii qoraalka kala fog fog yahay ama leyman kala duwan ku qoran yihiin

Qoraarlka Cutubka HTML Muuqaalka Cutubka
<p> Cali waa will dhigta dugsiga sare
Jecelna inuu ku dadaalo waxbarshada
Jecelna inuu barto aqoonta technoolojiyada </p>
Cali waa will dhigta dugsiga sare Jecelna inuu ku dadaalo waxbarshada Jecelna inuu barto aqoonta technoolojiyada

 

Bal aynu qorno tusaale bog HTML isticmaalaya taggaga <p> iyo </p>  ka dibna aynu aragno sida uu u muuqan karo browserka

Hadii aan Bogga kore ku fiirino wuxuu uu muuqanayaa sida soo socota:

Reeb Jawaab

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*