Isticmaalka TAGGAGA HTML

Htmlku wuxuu lee yahay taagag fara badan oo loo isticmaalo siyaalo kala duwan. Waxaan hoos ku qeexeynaa qaar ka mid ah taagagaas iyo side loo isticamaalo:

Qoritaanka tagga xiriirinta HTML (html links)

Tagga Xiriirinta HTML waxaa loo qeexaa iyadoo la isticmaalayo  tagga <a>,  Tusaale 1:

Isticmaalka SAWIRADDA HTML (IMAGES)

Sawirada loo isticmaalo HTML waxaa loo qeexaa iyadoo la isticmaalayo  tagga <img>, Sawiradaasi waxay leeyihiin sifooyin (attributes) la socda sida meesha sawirka uu ku keydsan yahay (src), dhereka iyo balaarka sawirka uu leeyahay, Tusaale:

Hadii aynu galino labadan tusaale ee kore bog u gaar waxaa la galin karaa sida soo socota:

Wuxuuna u muuqanayaa sida soo socota:

HTML Elements

Xubnayaasha kala duwaan ee HTML waxy ka bilaabmaan  bilow ama waxan af ingriiska lagu yiraahdo start tag, waxay kaloo leeyihiin end tag, inta u dhexeysa labadaa tagna waxaa lagu qoraa wax alla wixii aan rabno inaan ku qorno HTML si bogga loog arko:

<tagname>Wixii la doono in la qoro…</tagname>

Xubnaha HTML waa inuu leeyahay tag bilow ah iyo mid dhamaad ah sida soo socta:

<p>Cutubka hore ee booga..</p>

Reeb Jawaab

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*