Keydka Maqaalada June, 2018

Isticmaalka iyo qurxinta Cutubyada HTML (Paragraph)

Isticmaalka iyo qurxinta Cutubyada HTML (Paragraph)

June 29, 2018 at 1:00 am 0 Faallo

    Cutubyada ama Paragrafyada HTML waxaa loo adeegsadaa in lagu aruuriyo qeybaha kala duwaan ee qoraalada lagu qoro Bogaga Internetka. Marka la doonayo in la abuuro cutub ama Paragraf cusub waxaa lagu bilaabayaa astaanta HTML ee ah <p>, waxaana lagu soo xirayaa astaanta HTML ee ah </p>. Astaantan waxay qoraalkaRead More

Isticmaalka TAGGAGA HTML

Isticmaalka TAGGAGA HTML

June 19, 2018 at 6:19 am 0 Faallo

Htmlku wuxuu lee yahay taagag fara badan oo loo isticmaalo siyaalo kala duwan. Waxaan hoos ku qeexeynaa qaar ka mid ah taagagaas iyo side loo isticamaalo: Qoritaanka tagga xiriirinta HTML (html links) Tagga Xiriirinta HTML waxaa loo qeexaa iyadoo la isticmaalayo  tagga <a>,  Tusaale 1:

Isticmaalka SAWIRADDA HTML (IMAGES) SawiradaRead More