Waa maxay HTML

Waa maxay HTML ?

HTML waa luqad loo yaqaan “Markup” oo loo isticmaalo in lagu dhiso Bogaga internetka and Websityada

  • HTML waxay u taagan tahay “Hyper Text Markup Language”
  • Luqada HTML waxay qeexdaa qaabka loo dhiso websityada
  • Astaamaha HTML asaaska salka ah ee lagu dhiso websityada
  • Astaamaha HTML waxaa u taagan waxan afka qalaad loo yaqaan “tags” sida <head>, <paragraph> ama <title> iyo wixii la mid ah
  • HTML “tags” waxay calaameeyaan oo qeexaan qeybaha kala duwan ee bogga sid kor ku xusan
  • Browserada oo ah aalad loo adeegsado in lagu galo websityada ma muujiyaan calaamadaha loo yaqaan “tags”, browseradau waa chrome,firefox iyo internet explorer

Tusaale  af Somali ah oo qeexaya Astaamaha HTML:

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Qeexitaanka Astaamaha HTML

<!DOCTYPE html> => Wuxuu qeexayaa in dokumentigan uu yahay HTML

<html> =>  Bilowga ama furitaanka qeexitaanka HTML

<head> => Bilowga ama furitaanka madaxa bogga

<title> => furitaanka cinwaanka bogga

<body> => bilowga bogga meesha wax looga qoro

<h1> => fur cinwaanka hore

<p> => fur cinwaanka paragrafka

 

Tusaale muujinaya qaabka dhismaha Bogaga HTML:

Sii wado qeybta labaad ee casharadan: qeybta labaad

 

Reeb Jawaab

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*