Keydka Maqaalada May, 2013

Waa maxay HTML

Waa maxay HTML

May 6, 2013 at 8:49 am 0 Faallo

Waa maxay HTML ? HTML waa luqad loo yaqaan “Markup” oo loo isticmaalo in lagu dhiso Bogaga internetka and Websityada HTML waxay u taagan tahay “Hyper Text Markup Language” Luqada HTML waxay qeexdaa qaabka loo dhiso websityada Astaamaha HTML asaaska salka ah ee lagu dhiso websityada Astaamaha HTML waxaa uRead More