Isticmaalka HTML tags

 

 

Astaamaha HTML (Tags)

HTML tags waa astaamo ay ku wareegsan yihiin barakatyo uu eg sida sedex xagalka (“<” ama “>”):

  • Tagaga HTMLka waxay u yimaadaan labo labo sida <p>and </p>
  • Taga ugu horeeya waa bilowga sida <p>, taga labaad waa kan xiritaanka sida </p>
  • Taga xiritaanka wuxuu u qoran yahay sida kan bilowga ah laakiin wuxuu leeyahay calaamada loo yaqaan “slash” ama “/” taasoo laga hormariyey qoraalka

Browserada

Ujeedada loo isticamaalo Browserada sida Chrome,IE, Firefox and Safari waa in laga galo laguna arko bogaga internetka.

Browseradu ma muujiyaan tagaga HTMLka laakiin waxay adeegsadaan qeexida tagaga HTMLka si ay noo tusaan bogaga internetka, tusaale sida hoos ka muuqata.

 

Koodhka kor ku qoran  marka lagu fiiriyo browserka wuxuu abuurayaa muuqalkan hoos ka muuqda.

Qeybaha kala duwanaa ee HTML soo maray

 

Version Year
HTML 1991
HTML 2.0 1995
HTML 3.2 1997
HTML 4.01 1997
XHTML 2000
HTML5 2014

Isticmaalka Astaamah cinwaanada HTML

HTML headings are defined with the <h1> to <h6> tags.

Cinwaanada HTML waxaa loo qeexaa ama loo qoraa iyadoo la isticmaalayo taagaga ah <h1> ilaa <h6>. <h1> waxaa loo isticmaalaa cinwaanka ugu muhiimsan bogga. <h6> waxaa loo isticmaalaa cinaanada aan aad muhiim u aheyn.

Tusaale:

 

Marka lagu fuuriyo aalada browserka cinwaanadu waxay u muuqanayaan sidan soo socota

 

Reeb Jawaab

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*